Maka Al-mukarama Street, Wabari District Mogadishu, Somalia admin@rubbacompany.org
Rubba aya qeeb ka aheed maanta shirkadaha lagu casuumay
Maalinta Caalamiga ah ee Shirkadaha yaryar, kuwa dhexdhexaadka ah ee Micro, Small & Medium Enterprises (MSME), sidoo kale loo yaqaano World MSME Day,
waa dhacdo caalami ah oo sanadle ah oo la xuso Jun 27-deeda si kor loogu qaado wacyiga ku saabsan doorka muhiimka ah ee MSMEs ee kobaca dhaqaalaha, kobcinta hal-abuurka iyo shaqo Abuurka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *